Guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe oo Xilka la wareegay (Daawo Sawirro)

Munaasabad lagu qabtay xarunta Bankiga Dhexe ee Somaaliya ayuu maanta Xilka si rasmi ah kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya  Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka. Guddoomihii hore ee Bankiga Dhexe, Bashiir Ciise oo ka hadlayay  waxyaabihii usoo qabsoomay Bankiga dhexe sanadiihi … Continue reading Guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe oo Xilka la wareegay (Daawo Sawirro)